Taarikhda koxda Manchester United
Manchester waa mid kamid ah kooxaxa kubada
cagtaugu caansan uguna guulaha badan aduunka
waxaa la aas aasay sanadkii 1878 iyadoo markii hore
loo yaqaanay newton heath Lyr football club waxaana magaca Manchester United loo badalay 1902 kadib markii kooxdo wajahday xalad dhaqaale oo adag
Aasaaska iyo magaca iyo magaca badalka
Newton heath waxa aasaasay shaqaale katirsan shirkada tareenad lancashire and yorkshire railway waxaay bilaabeen inay ciyaaraan kullan ciyaareed kooxda kale katirsan warshadaha 1892 ayeey kooxdo kubiirtay horyaalka England football league dhibaa tooyinka dhaqaale darteed kooxdo waxay ubaah need gargaar waxaane ganacsade lagu magacaabo john Henry Davies uu lawareegay kooxda wuuxuna magaca ubadalay Manchester United sanadkii 1902wuxuuna siiyay dhaqaale cusub oo kooxda dibi udhis lagu sameeyay
BIlawgii guusha
Manchester United waxay heshay horyaalkii ugu horeeyay English first Division xili ciyaaredkii 1907 iyagoo tabobare uahaa Ernest mangnall waxaana xigtay koobka fa cub sanadkii 1909 iyo horyaal kale oo laqaaday 1911 laakiin kadib dagaalki 1baad aduunka kooxda hoos baay udhacday
Sir matt Busby iyo Busby Babes
Guusha rasmiga ah ee kooxda waxay sidhab ah ubilaa ban tay kadib markii sir matt Busby loo magacaabay tobabaraha sanadkii 1945 Busby wuxuu dhisay kooxda dhalinyaroah oo karti badan kuwaas oo loo bixiyay Busby Babes kooxda waxay kuguulay satay horyaal 1952 1956 iyo 1957 nasiib daro sanadkii 1958 kooxda waxaa kudhacay musiibo Munich Air Disaster taasoo aay kudhinteen 23qof aay kujiraan 8ciyaartooy Busby inkastoo uu dhaawacmay wuu soo kabtay wuxuuna dib udhisay koox kale awood badan sanadkii 1968 Manchester United waxay noqotay kooxdi ugu horeysay ee ingiriis ah oo guguleysatay European cub hada loo yaqaano UEFA champions league kadib markii 4-1 kugaraceen Benfica ciyaar tooy dii ugucaan saneed wakhtigas waxaa kamid ahaa George Best Bobby Charlton iyo Denis low
Hoos udhac iyo soo kabasho 1970-1980
Kadib markii Busby kafariistay shaqada waxaay laku lantay wakhti adag in kasto aay kuguu laysatay Fa cub sanadkii 1977 - iyo 1983 iyo 1985 Manchester United ma aysan awoodin inaay kuguleysato horyaalka ingiriiska mudo dheer tobabarayaal kala duwan baa lakeenay balse mid kood makeenin guulo laga filahayo
Sir Alex Ferguson Era 1986- 2013
Isbadal weeyn baayimid markii Ser Alex Ferguson loo maga caabay tobabarah sanadkii 1986 in kastoo uu waqti qaatay inuu guule keeno Ferguson waxa uu kooxda Geeyay heer sare sanadkii 1990 United waxaay
Guleeysteen Fa cub taasoo badbaadisay shaqadiisa wixii markaa kadan beeyay kooxdu waxaay noqotay mid Guulaha kaqabsato Gudaha iyo dibad Guulihi uguwaa weeynaa waxaa kamid ahaa
13premier league titels
5 Fa cub
2UEFA champions league titels (1999( (2008)
199 Trebal premier league Fa cub iyo UEFA champions league taasoo kadhigtay kooxda ugu horeysay ingiriis ah sadax leey kuguuleysatay hal xilliciyaared ciyaartoyad xiligaa muhiim uaheed Ferguson waxaa kamid ahaa Ryan Giggs paul schooles Roy keane Eric cantona David Beckham Cristiano Ronaldo wayne Rooney
Kadib Ferguson (post- 2013Era(
Ferguson waxuu kafariistay tobarnimada sanadkii 2013 isagoo kooxda uhorseeday 38 koob kadib Manchester United waxaay lakulan tay wakhti aan daganeen tababarayal kamid yihiin David moyes Louis van Gaal jose mourinho ole Gunnar solskjaer iyo Erik ten Hag ayaa dhamaan toot latijaabiyay kooxdu waxaay kuguulesatay Fa cub 2016( Luis van Gaal ) UEFA Europa league 2017 )mourinho( iyo caraboa cub2023 (Ten Hag ) sikastaba maay san awoodin in aay dib uhelaan heerkodee sare ee wakhtigii Ferguson
Garoonka old Trafford
Manchester United waxaay ciyaar tooydooda kuciyaaraan OLD Trafford oo lafuray 1910 waxaana loo yaqanaa Thea Theatre of Dreames waxaana qadaa in kabadan 74,000 taa soo kadhigaysa Garoonka uweeyn England koox Gaar ah aay leedahay
Sameeynta caalamiga ah
Manchester United waa mid kamid ah kooxaha ugu taageerayasha badan aduunka waxaay lee dahay taagerayaal malaayiin ah oo kukala sugan dhamaan qaaradaha kooxdu mide kale waa mid ganacsi ahaan ukobacday waxaayna leeadahay sumcad weeyn oo suuqgeen ah
Gunaanadki
Manchester United waa koox leh taarikh qani ah oo kabuuxda guulo murugo iyo dib ukabasho inkas too aay latacalayaan sidii ay dib ugunoqon lahaayeen heerki ugu sareeyay hadana magac Manchester United wali waan astaan dunida kubada cagta laga yaqaano
0 Comments