Taarikhda kooxda livarbool
Kooxda kubadacagt livarbool oo loo yaqaano The reds waa mid kamid ah kooxaha ugu caansan uguna guulaha badan kubada cagta ingiriiska iyo guud ahaan dunida kooxaha waxaa la aasaasay 3june 1892 kadib markii uu khilaaf dhexmaray mulkii lihii garoonka anfield john Houlding iyo maa mulkii kooxda Everton taasoo keentay in aay Everton katagto garoonka anfield john Houlding waxaa uu guaansaday in uu dhiso koox cusub oo halkaa kaciyaarta taaso noqotay livarbool Fc
Bilowgii hormarkii hore (1892) (1945)
Livarbool waxaay ciyaartay kulankeedii ugu horeeyay bishii September 1892 waxaay islamarkiiba kuguuleysatay in aay ugu dubto heerka 1baad ee horyaalka ingiriiska ah kooxdu waxay hanatay horyaalkii ugu horeeyay xili ciyaareedkii 1900 waxaana sitartiib ah ukobcay sumcad iyo taageerada kooxda
Xiligii dahabiga ahaa Bill shankly 1959 iyo 1974
Kooxda livarbool waxaay sameysay markiiba isbadal weeyn markii uu kooxda lawareegay Bill shankly sanadkii 1959 shankly wuxuu kooxda kadhigay mid adag wuxuuna aas aasay boot Room culture dhaqankii tababarka kacaawiyay kooxda guulo badan intuu xaafiska joogay livarbool waxay kuguuleysatay sadex horyaal labo Fa cub iyo koobab kale ee gudaha
Bob paisley guulaha yurub 1974 iyo 1983
markii shankly uu howl gabay Bob paisley ayaa badalay wuxuuna kooxda gaarsiiyay heer caalami ah paisley wuxuu kuguuleystay 6horyaal ah sadex European cub ah hadda loo yaqaano UEFA champions league league Cups iyo koobab kale isagoo noqday mid kamid ah tababarayasha ugu guulahabadan taariikhda
Joe fagan Heysal 1983 iyo 1985
Joe fagan oo kamid ahaa shaqaalaha boot room ayaa lawareegay kooxda wuxuuna kuguleystay koobab badan oo aay kujireen treble sadex koob xili ciyaareedkii 1983 iyo 84 afartii sikastaba dhac dadii heysal Stadium disaster ee 1985 markii 39tagerayaal dhinteen waxaay sababtay in aay kooxda lagaganaxo horyaalka ingiriiska iyo tartamada yurub muddo
Xiligii kenny Dalglish (1985 iyi 1991)
kenny dalglish oo ciyaar yahan tobabare ahaa wuxuu hugaamiyay livarbool xili aay guulo badan gaartay oo aay kujiraan horyaal iyo FA cups dalglish wuxuu lahaa xiriir wanaagsan oo kolsooni kudhisan ciyaartoy iyo taageerayasha
Hillsborough sameeyntii 1989
Sanadkii 1989 96 taageerayaal livarbool ah baa kudhintay dhacdadii Hillsborough Disaster dhacdadaan waxaay aheed mid murugo leh waxaayna murugo kuyeelatay kooxda tageerayasheda iyo guud ahaan kubada cagta ingiriiska dadaalo badan oo sharci iyo cadaalad raadis ah ayaa socday muddo dheer ugu danbeen dadkii masuulka ahaa waa lashaaciyay
Dhibaatooyinka isbadal 1990 iyo 2005
markii ugu danbeeysay livarbool kuguu leysato horyaalka ingiriiska waxaay aheed sanadii 1990kii intii udhaxaysay 1990kii ilaa 2005 kooxda waxay laku lantay isbadalo badan oo dhanka maamulka ah iyo tababarayaal iyadoon lahelin guulo waaweyn ee hore
Rafa Benitez stanbul 2004 ilaa 2010
Rafa Benitez wuxuu noqday tababare livarbool sanadii 2004 wuxuu kooxda gaarsiiyay guul weeyn lama filaan ah champions league 2005 markii aay livarbool kasoo baxday 3_0 qaaybtii hore ee finalkii stanbul islamarkaana rigoole oo gabadisay AC milan ciyaartaas waxaa loo tixgaliyay mid kamid ah finalyadii ugu layaabka badnaa taarikhda kubada cagta
Jurgen klopp dhalashada koox xoogan 2015
Jirgen klopp wuxuu lawareegay kooxda livarbool sanakii 2015 isagoo kooxda udhisay nidaam dagan hal adeeg iyo kubad weerar badan klopp wuxuu kooxda gaarsiiyay champions league finalk 2018 in kastoo aay lumiyeen sanadkii 2019 livarbool waxaay kuguleysatay finalki champions league markeedii 6xaad xiliciyareedkii 2019 _20 klopp wuxuu kooxda uhugaamiyay horyaalka premier league markii uguhoreysay sanadkii 1990 guulo waa weeyn oo sugneed muddo 30sano ah
Koobabka ugudanbeeyay iyo dhaqaalaah 2020 2024
Livarbool waxaay siiwaday guulo aay kamid yihiin FA cup league cup iyo UEFA super cup dhaaqalaha kooxda oo saray ukacay waxaay noqotay mid kamid kooxaha ugu qiimaha badan dunida waxa kale aay hor marisay ciyaartooyda da da yar sida Trent Alexander Arnold jones iyo kuwo kale
Taageerayasha iyo dhaqanka kooxda
Kooxda livarbool waxaya leedahay taageerayaal dunida kukala faafsan waxaayna caan kutahay heesta garoonka anfield You II never Alone oo ah astaan kooxda garoonka anfield ayaa ah mid caan ah oo leh jawi gaar ah ciyaaraha lajoogo livarbool waxaay astaan utahay tageerayaal adkaaysi iyo guul
0 Comments