Taariikhda kooxda inter milan
Bilowgii iyo aas aaskii kooxda 1908 1920 kooxda internazionale milano oo siguud loo yaqaano inter milan waxaa la aas aasay 9maarso 1908kii magaalada milan kadib markii koox ciyaartoy ah aay kago een kooxda AC milan sababo lala xiriiriyo aragtida kaladuwan ee ciyaartoyda ajaanibta ah magaca internazionale waxaa loogu talagalay inuu muu jiyo furfurnaanta kooxda uleedahay ciyaartoyda ajanabiga ah kooxdu waxaay sidag dag ah ubilaabeen inaay kaqaayb qaataan horyaalka talyaaniga ah waxaayna kuguleysteen horyaalka talyaaniga serieA markii ugu horeeysay 1910 kadibna markii 1920
Waqtiyadii dagaalka iyo isbadaladii siyaasadeed 1920 iyo 1945
Xiliyadii dagaalka gaar ahaan intii lagu jiray fascist ka talyaaniga ee mussolini magaca kooxda waxaa labadalay loona bixiyay ambrosiana inter si uu unoqdo mid udhigma siyaasada qaranimada talyaaniga ee waqtigaas in kastoo magac badalkaas kooxda waxaay siwadeen guulaha iyadoo kuguuleysatay horyaalka 1930 iyo 1938 waxa oo kale kuguuleysteen coppa italia markii ugu horeeysay sanadii 1939
Kobaca iyo sumcadda xiligii dhex dhexaadka ah 1945 iyo 1960
Kadib dagaalkii labaad ee aduunka magaca kooxda waxaa loo celiyay inter milan in kastoo aay gaarin guulo waa weeyn sida kooxaha kale hadana waxaay si tartiib ah ugu soo noqotay awoodii aay laheed iyadoo kooxdu lasoo wareegtay ciyaartoy tayo sare leh waxaa xiligaas kooxda ciyaarahayey ciyaartoy muhiim ah sida Benito lorenzi waxaana inter mar kale noqotay koox si joogta ah ugu qeeybqaadato horyaalka iyo koobabka gudaha
Xiligii dahabiga ahaa ee grande inter 1960 iyo 1968
Xiligaa waxaa lagu tiriyaa xiligii ugu guulaha badneed ee kooxda waxaa kooxda maa mulahayey helenio herrera tababare reer argentina ah oo layimid falsafad cusub oo difaac adag ah oo loo yaqaan catenaccio guulaha waa weeyn ee waqtigaas lagaaray wxaa kamid ah
Serie A 1963 iyo 1965 1966
Europen cup chambions league 1964 iyo 1965
Entercontinental 1964 iyo 1965
Ciyaartoyda caanka ahaa ee waqtigaas waxaa kamid ahaa Giacinto facchetti sandro mazzola luis suarez iyo miramontes iyo tercisio Burgnich inter waxaay noqotay mid kamid ah kooxaha ugu awooda badan yurub
Hoos udhac iyo dhibaatooyin 1970 iyo 1989
Kadib guulihii waa weeyna kooxdu waxaay lakulan tay waqtiyo aan wanaag saneen in kastoo aay wali tartan joogto ah ka ahaayeen horyaalka waxaay kuguleysteen horyaalka serieA sanadihii 1971 iyo 1980 iyo coppa italia 1978 laakiin ma aaysan noqon koox yurub si joogta ah ugamuuqato waxaana waqtiyadaa kooxda lakulantay tababarayaal iyo ciyaartooy is badalahaya hase ahaa tee taageerayashu wali waxaay ahaayeen kuwo aad udaacad ah
Xiligii Ronaldo iyo soo nooleynta 1990 iyo 2004
Sanadkii 1990 meeyadii ilaa horaantii 2000 meeyadii inter waxaay la soo wareegtay ciyaartoy caan ah sida Ronaldo nazario fenomeno iyo cristian vieri javeir zanetti iyo Alvaro Recoba kooxdu waxaay kuguuleysatay UEFA cup 1998 iyadoo uu Ronaldo hugaaminahayey kooxda si kastaba inter ma aaysan kuguuleysan horyaalka serieA xiligaas in kastoo aay si dag dag ah utar tamayeen tababarayaal badan ayaa is badalay hodgson simoni lippi iwm kooxda waxaa is kalahaa warshad yahankii reer talyaani massimo moratti oo ah wiilka milkiilahii hore grande inter ee angelo moratti
Xiligii guulaha iyo calciopoli 2005 iyo 2010
Sanadkii 2006 kadib fadee xadii calciopoli aay sameysay kooxaha juventus iyo AC milan inter waxay loo aqoonsaday horyaalka talyaaniga waxaana markaas bilaa bantay waqti guulo badan leh ku guuleeysatay 5 serieA oo is kuxigta 2006 iyo 2010 coppa italia 2005 iyo 2006 iyo 2010 chambions league 2010 treble 2010 serieA coppa italia iyo UEFA chambions league kooxdii ugu horeeysay ee talyaani ah oo sidaas sameysay tababaraha waqtigaas ahaa jose mourinho ayaa la xasuus taa siduu udhisay koox awood badan oo aay kamid ahayeen Diego milito samuel Etoo maicom wesley sneijder iyo kabtan javeier zanetti
Dhibaatoyinki isbadal maaliyadeed 2011 iyo 2018
Kadib guulahaas weeyn intar waxaay dib ugashay mar xalad hoos udhac ah waxaay lakul meen isbadal badan oo tababarayaal ah Gasperini Benites stramaccioni sidoo kale maamul ahaan kooxda waxaa lawaree gay maal qabeeno kaladu wan sanadkii 2016 shirkada suning holdings Group ee shiinaha ayaa noqotay milkiilaha ugu weeyn ee kooxda taa soo keentay is badel maalgalineed iyo himilooyin cusub
Soo laabasho iyo xiligii conte 2019 iyo 2021
Tababaraha antonia conte ayaa lamaga caabay 2019kii wuxuuna kooxda dib ugu celiyay heer sare kooxdu waxaay lasoo saxiixatay ciyaartoy caan ah sida Romelu lukaku lautaro martinez iyo nicolo Barella 2021 inter waxaay kugu leysatay serieA markoodi ugu horeeysay tan iyo 2010 taasoo soo afjartay xukunkii juventus 9 sano socday conte wuu tagay gadib guushaas waxaana lakeenay simone inzaghi
Xiligii inzaghi iyo tartamadii yurub 2021 iyo 2025
Simone inzaghi wuxuu kooxda geeyay heer sare
Coppa italia 2022 iyo 2023
Super coppa italiano 2022 iyo 2023
UEFA champions league 2023 waa laga badiyay manchester city 1_0
Inkastoo aaysan kuguleysan champions league intar waxaay soo ban dhigtay ciyaar aad uqurux badan waxaayna umuu qataa koox si xirfadeysan loo dhisay 2024 iyo 2025 kooxdu waxaay si xasiloon uhugaaminaysay serieA iyadoo ciyaartooy sida marcus Thuram lautaro martinez calhanoglu iyo Barella aay hugaaminahayeen safka
Gunaanad
Intar milan waa koox leh taarikh qani ah oo ah mid kamid ah naadiyada ugu waa weeyn aduunka waxaana lagu yaqaana falsafad ciyaareed adag taageerayaal daacad ah iyo awood aay ugu tartanto heerka ugu sareeya ee yurub taarikhdeedu waxaay mujinaysaa isbadal halgan guulo iyo sumcad aan leexlexad laheen intar milan wxaay sii ahaan doontaa magac weeyn oo lagu ixtiraamo kuabada cagta caalamka
0 Comments