Taarikhda kooxda ARSENAL
Kooxda arsenal waa mid kamid ah kooxaha ugu waaweyn uguna guu laha badan kubada cagta ingiriiska waxaa saldhig utahay waqooyiga london waxaa la aas aasay sanadkii 1886dii iyadoo markii hore looguyeeri jiray Dial square kadib loo badalay Royal arsenal kadib inta aan loomagacaabin magca hada looyaqaano arsenal Footbll club sanadkii 1891dii
Aasaaskii Bilowgii
Arsenal waxaa la aas aasay Bishii December 1886dii ayagoo aas aaseen koox shaqaale ah oo kashaqaayn jiray warshada hubsameenta oo kutaala woolwich koonfurta london waxaay kubilaaben ciyaar saxiib tinimo ah iyo tar tamo hoose sanadkii 1893 waxaay noqdeen koox xirfad leh oo kusoo biirtay Football league ga ee ingiriiska iyagoo noqday kooxdii uhoreysan koon furta England kasoo gasha horyaalka sanadkii 1913 kooxda waxaay uguurtay woqooyiga london kaar ahaan Highbury halkaas oo aay deggneed mudo 93sano Guritaankas wuxuu noqday mid taarikhi ah oo badalay wajiga kooxda
Dhibaatadii dagaalka sookabashada
Dagaalkii kobaad ee aduunka kadib arsenal waxaay simuran leh ugu soo laabatay heerka koobaad ee horyaalka 1919kii taasoo wali laga hadlo ilaa maanta waxaana bilowday kobaca magaca kooxda iyadoo sitartiib tartiib ah usoo caga dhigatay guulo waaweeyn
Guulihii Herbert chapman
Qarnigii 20aad bartamihiisa Herbert chapman wuxuu noqoday tababarihii badalay taarikhda kooxda chapman ayaa keenay hal abuur sida habka wm 3_2_2_3_ adeegsiga tirooyin garanayaal wuxuu kooxda kuguuleysiyay horyaalka ingiriiska sanadii 1931, 1933,iyo 1934, inkastoo uu geeryooday 1934tii
Guulihii dahabiga dheereed
Dabayaqadii 1930 meeyadii ilaa 1950 meeyadii arsenal waxaya noqotay awood weeyn iyadoo kuguleysatay 5horyaal iyo 2FA cups mudadaas dhibatadii dagaalki labaad kadib kooxdu waxaay lakulantay hoos udhac balse waxaay kusoo laabatay guulo yaryar sida FA cup 1950kii
Kobaca cusub Arsene Wenger
Guushii weeyn ee 1971 ayeey aheed markii arsenal kuguuleysatay Double premier league iyo FA cup tababarayaal badan ayaa yamid laakin isbadl weeyn baa yimid sanadkii 1996 markii tababare noqday arsene wenger uu noqday tababarihi uhoreeyay aan ingiriiska aheen ee maamula kooxda wenger wuxuu badalay qaab ciyaaredka cuntooyinka ciyaartoyda iyo dhaqanka guud ee kubada waxa uu arsenal laqaaday
3premier league
7 FA cup
Final champions league 2006dii
Guushii uguweyneed wenger waxay aheed 2003 -2004-markaas oo arsenal aay dhamaan ciyaaraha horyaalak aan laga badin guul daro laaan kooxdaas waxaa loo yaqanaa The invincibles waxaay tahay kooxdii ugu danbeeysay sidaas sameysa ilaa maanta
Stadium cusub caqabadaha cusub
Sanadkii 2006 arsenal waxaay kaguurtay Highbury una wareegtay garoon cusub Emirates stadium oo aay lee dahay ilaa maanta waxaana garoonka uu lee yahay awood uu kuqaado 60,000 taageere in kastoo dhaqaalaha garoonka uu sameeyay dhaqaale awooda suuqa arsenal ayaa si joogta ah ugasoo baxdaa champion league muddo 19sano xiriir ah
Dabayaqadii wenger kacaan cusub
Wenger wuxuu kooxda katagay dabayaqadii 2018kii kadib 22sano oo taarikh ah kadib waxaa yimid unai Emery laakiin si dag dag ah ayuu ubaxay waxaana kooxda lawaree gay mikel Arteta ciyaar yahan hore oo kooxda usoo ciyaaray arteta wuxuu kooxda uhugaamiyay guulo FA cup 2020kii community shield 2020&2023 waxoo kale arsenal kamuuqata dib ukorar iyagoo markale utartamay horyaalka premier league sanadihii 2022 iyo 2024
Ciyaartoydii caanka ahaa
Kooxda arsenal waxaa soo maray ciyaartoy halyeeyo ah
Thierry henry
Dennis Bergkamp
Patrick vieira
Tony Adams
Ian Wright
Robert pires
Cesc Fabregas
Robin van persie
Arsenal maanta
Arsenal maanta waxaay leedahay koox dayar leh tayo iyo hal abuur sare waxatana kujirtaa safka hore waxaayna utartamaysa horyaalka premier league
Iyi champions league waxoo kale lafilayaa inaay sii wado hormarka iyadoo la aadeeg sanahayo aragtida casriga ah iyo maal gashiga ciyaartoy tayoleh
0 Comments