Taarikhda Real Madrid
Real Madrid club de futpol oo sifudud loo Guyaqaano
Madrid waa kooxda kubada cagta oo caalami ah kutaalo magaalada madrid Spain waxaay kamid tahay kooxaha uguguulaha badan ugu taarikhda dheer uguna caansan kubada cagta aduunka
Aaaski hore
Real Madrid waxaa laaasaasay 6march 1902 iyadoo markii hore lagu magacaabi jiray Madrid Football club waxaay kamid aheed kooxihii ugu horeeyay Sbain kadhisan kubada cagta casriga ah magaca real oo micnihiisu yahaya boqortooyo waxaa lagudaray sanadkii 1920 kadib markii king Alfonso xilka kooxda uu siiyay taageero sharafeed
Xiligii hore iyo kobaca
Sanadkii 1900 meeyadii iyo 1910 meeyadii Real Madrid waxaay bilowday inaay guul kagaarto tartamaha gudaha Sbain sida copa delray oo aay kuguu leysatay dhoowr jeer waxaana xusid mudan in aay kooxdu aay qaayb weeyn kaaqaadatey aasaaska horyaalka Spian ee la liga sanadii 1929 sanadkii ugu horeeyay ee la liga real Madrid waxaay dhamaysatay kaalinta 2baad
Dagaalki sukeeye iyo kadib )1936) (1950)
Intu uu socday dagaalkii sukeeye ee Sbain (1936( (1939) kubada cagta aad ayeey hoos umartay waxaana bur buray kooxo badan balse real Madrid waxaay dib usoo ceshatay dib xoogeedii dagaalkii 1950 meeyadii real Madrid waxaay heshay hormar ballaaran ookadhan ah ciyaaraha kudaha iyo kuwa yurub
Di stefano puskas guulihii yurub )1950 _60s(
Mudooyinkas real Madrid waxaay lasoo wareegtay ciyaar tooy caaan ah sida Alfredo Di stefano ferenc puskas iyo paco Gento waxaay kooxdu bilowday inaay kuguuleysato European cub hada champions league 5 jeer oo xariir ah laga bilaabo 1956 ilaa 1960 arin aan wali cid kale aayn sameeyn
Hormar joogta ah 1970 1980
Sanadkii 1970 meeyadii iyo 1980 meeyadii Real Madrid waxaay sii waday guulaha gudaha Spain waxaay kuguuleysatay horyaalka la liga dhoowr jeer iyo Copa delray kooxda sidoo kale waxaa layimid ciyaartoy caan ah sida Emilio Butragueno Michal iyo Hugo Sanchez waxaa la aasaasay la Quinta del Buitre oo aheed koox ciyaartoy dayar ah oo guulo badan gaartay
Galacticos Era( 2000)
qarnigii 21aad madax weeynaha kooxda Florentino perez wuxuu bilaabay istiraatijiyad oo lagu magacaabo los Galacticos taasoo lagu keeno kooxda ciyaartoy ugu caansan dunida waxaa kooxda yimid ciyaartoy aay kamid yihiin luis Figo Zinedine Zidane Ronaldo nasario David Beckham iyo Roberto Carlos sanadkii 2002 kooxdu waxaay kuguuleysatay champions league markii 9laad iyadoo Zidane dhaliyay goolkii caanka ahaa aay final laciyaarayeen Bayer leverkusen
Cristiano Ronaldo Era ( 2009)( 2018)
2009 real Madrid waxaay lasoo saxiixatay Cristiano Ronaldo oo kayimid Manchester United heshiish rikoor ah markaas wuxuu noqday ciyaartoyga ugu goolasha badan taarikhda kooxda isagoo dhaliyay inkabadan 450gool intuu uu RONALDO uu joogay real wuxuu gula guuleystay champions league 4jeer 2014 iyo 2016 2017 iyo 2018 iyo horyaalka la liga laba jeer tobabare Zinedine Zidane ayaa hugaaminahayey 3champions league oo xiriir ah 2016 iyo 2017 iyo 2018 taa soo ah rikoor aan koray loo arag
Kadib Ronaldo 2018 hada
Ronado waxuu katagay sanadki 2018 isagoo kubiiray juventus waxaa dhacay isbadal badan oo ciyaartoy ah iyo tababarayaal ah Zinedine Zidane aay dib ugu soo laabtay sanadkii 2019 isagoo kooxda uhorseeday horyaalka ee la liga 2020 xiligii covid19 uu sameeyay kubada cagta 2022 REAL Madrid waxaay kuguu laysatay champions league markeedii 14tobnaad iyadoo kaadkaatay LIVARBOOL final ciyaartoyda sida karim Benzema luka modric iyo vinicius junior ayaa doon weeyn kaqaatay guusha
Garoonka SANTIAGO Bernabeu
Real Madrid waxaay ciyaartaa garoonka santiago Bernabeu oo lafuray 1947 waa mid kamid ah garoomada ugu caansan aduunka waxaana uu qadaa inkabadan 80,000 waxaana lagusameeyay dib uhabeen sanadkii 2019 2023 taasoo kadhigtay garoon cari ah oo loo isticmaalo ciyaaraha Bandhigyada iyo xalfadaha waaweeyn
Saameenta caalamiga ah
Real Madrid waa mid kamid ah kooxaha ugu taageeraha badan aduunka waxaana lagu yaqaanaa sumcad sare nidaam adag iyo taariik guulo ah waxaa sidoo kale loo aqoonsaday kooxda qarnigii 20aad FIFA club of the century sanadkii 2000
Guulaha waaweeyn
La liga 35jeer
Coba delRey 20jeer
UEFA champions league 14jeer
FIFA club wold cub 5jeer
Supercopa Spana UEFA super cap iyo koobab kale oo badan
Gunaandkii
REAL Madrid waa koox leh taarikh layaableh guulo isugujirta ciyaartoy oo hugaa miyaal taarikh taageerayaal malaayin ah daafaha dunida kubaahsan kooxdu waxaay astaan utahay guul iyo sharaf iyo xamaasada kubada inkastoo tartanka horyaalka Sbain iyo yurub uu yahay mid adag real Madrid mar waliba waxaay aheed mid utaagan hanashada goobabka uguwaaweeyn kubada cagta
0 Comments