Taarikhda kooxda chelsea Fc
Chelsea football club waa koox kubada cagta ingiriiska oo fadhigeedu yahay magaalada london gaar ahaan dagmada fulham ee galbeedka london kooxdu waxaay kuciyaartaa garoonka caanka ah stamford Bridge kaa soo lafuray sanadii 1905tii waana isla sanadkii la aas aasay kooxda
aas aasķii chelsea (1905)ilaa(1950kii)
Chelsea fc waxaa la aas aasay 10 march 1905 waxaana aas aasay Gus mears oo lahaa garoonka stamford Bridge mears wuxuu doonay inuu dhiso koox awood leh inaay utartamto heerka ugu sareeya kubada cagta ingiriiska in kastoo kooxda aaysan laheeyn ciyaartoy caan ah markii hore waxaay sidag dag ah ugubiirtay football league sanadii aasaaskooda sanadii ugu horey say kooxda chelsea waxaay noqotay koox caan ku ah inaay ciyaarto siqurux badan balse nasiib daro guul badan maaysan gaarin ilaa nus qarni danbe qiyaastii 1915kii Chelsea waxaay gaartay final FA cup balse waa laga badiyey
Dib udhiskii guushii ugu horeysay (1950) (1970)
Dabayaqadii 1950meeyadii Chelsea waxaay kuguleysatay horyaalkii ugu horeeyay Division hada premier league sanadii 1955tii isagoo tababare uahaa Ted drake waxa kooxda kusameeyay isbadal weeyn wuxuuna keenay ciyaartoy cusub una badalay sumcada kooxda mid casri ah intii udhaxaysay 1960 meeyadii ilaa 1970 meeyadii chelsea waxaay noqotay koox xamaasad badan oo dhalinyaro ah sanadii 1970kii Chelsea waxaay kuguuleysatay FA cup markoodii ugu horeysay iyagoo garaacay leeds united kadib sanadii 1971kii kooxda waxay hanatay koobabkii ugu horeeyay ee yurub ah UEFA Cup winners cup markey garaacen real Madrid
Dhibaatooyinki dhaqaale dib ukacii 1980 iyo 1990
Kooxdu waxaay lagulantay dhibaatooyin badan sanadihii 1980meeyadii dhaqaale xumo hoos udhac ciyaareed iyo hoos udhigid relegation ayaa hareeyay kooxda chelsea waxaay dhowr jeer kadagaa lantay inaay badbaado heerarka hoose waxaa jirya murono dhanka mulkiyadaha iyo qorshayaal lagu burburin lahaa garoonka stamford Bridge siloodhiso guryo
Balse sanadihii danbe 1990meeyadii Chelsea waxaay bilowday inaay hormar sameeyso waxaay keeneen ciyaartoy caalami ah sida Gianluca vialli Gianfranco zolo iyo Ruud Gullit kaasoo noqday tababaraha kooxda waxa sidoo kale guguleysteen FA cup mar labadaad sanadii 1997 taasoo caalamka uaheed bilow cusub
Xiligii Roman Abramovich kacaankii guulaha 2003 ilaa2022
Isbadal weeyn ayaa yimid sanadii 2003 markii uu ganac sadaha Ruushka ah Riman Abramovich iib saday kooxda maalgashi farabadan ayaa lagu sameeyay kooxda waxaa lakeenay tobabare jose mourinho sanadii 2004 mourinho kooxda chelsea wuxuu kadhigay mid caan ah guulo dag dag ah iyo difaac adag Chelsea waxaay kuguleysatay premier league labadii sane ee mourinho ugu horreysay 2005 iyo 2006 iyadoo jabisay rikooro badan oo hore kooxda waxaay sidoo kale kuguuleysteen FA cup league cup marar badan sanadii 2012kii Chelsea waxaay qortay taariikh cusub kadib markii aay kuguuleysteen UEFA champions league markii ugu horeysay iyagoo garaacay Bayer munich waxaana sidoo kale laqaaday Europa league sanadii 2013 ilaa 2019kii 2021 ayaa mar kale Chelsea kuguuleysatay UEFA champions league markii aay garaaceen Manchester city iyagoo tababare uahaa Thomas Tuchel
Xiligii cusub ee Toddy Boehly 2022hada
Abramovich wuxuu iska iibiyay kooxda 2022 kadib cunoqabateen kagatimid doowlada uk oo lala xiriiriyay dagaalka Ruushka ee ukraine kooxda waxaa iibsatay koox ganacsato ah uu hugaa minahayo Toddy Boehly Chelsea waxaay lagulan tay isbadal badan oo ciyaartoy ah tobabarayaal iyo maamul sare intuu uu Boehly lawareegay in kastoo kooxdu lakulantay hoos udhac ciyaareed hadana maalgashi badan baa lagusameeyay ciyaartoy dayar ah oo mustaqbal leh
Chelsea guulaha
Premier league 6jeer
FA cup 8jeer
EFL cup carabao cup 5jeer
UEFA champions league 2jeer
UEFA Europa league 2jeer
UEFA super cup 2jeer
FIFA club wold cup 1jeer 2021
Chelsea waa koox sijoogta ah utartanta kuna caan ah difaac adag iyo xidigo magac weeyn leh sida Frank lampard Didier Drogba iyo petr cech iyo eden hazard iyo john Terry
Gabagabo
Chelsea fc waxay katimid asal aah koox yar oo xaafad ah una kacday koox caan ah oo caalami ah oo leh taageerayaal malaayiin ah oo dunida kukala sugan
Iyadoo isbadal ladaree maahyo wakhtigan taageerayashu waxaay wali sugayaan in aay Chelsea dib usoo laabato xiliyadeedii dahabiga
0 Comments